13th April 2016

Redsea General Trading Company wax ay keentay Alaab Cusub

Redsea General  Trading  Company  wax ay  keentay Alaab Cusub    oo aan horay loo keenin  Puntland  ama Soomaliya  alaabtas waxaa ka mid ah    qalabka lagu qurxiyo guryaha .

Haddii    sanadkasta aad guriga  marin jirtay  ranji  maanta waa laga baxay    oo Redsea genernal Trading company wax ay  kuu keentay qalabta  laga maarmaayo arintaas   halmar aad soo gadanayso  gurigaga ayaa ku  dhejinaysa  sida   kooladii oo kale . guriga wax kuu ka dhigaya    mid aad u qurux badan .

Hoos ka Fiirso Sawirka