Archives

dhulka eebe Na siiyey dhismayaasha ku yaala Dhal dhalaalka Qurxoon Dheeha Oogada saran Dheeman Aad u malayso Red Sea baa Dhulka Keentay

Dhulka eebe Na siiyey dhismayaasha ku yaala Dhal dhalaalka Qurxoon Dheeha Oogada saran Dheeman Aad u malayso Red Sea baa Dhulka Keentay Shirkadaan waxba dhaafin Dhowr nooc oo mutuleel ah Jiingadaa Dhererkeediyo Dhumucdeeda la yaabay Dhekoreeshin hagaagsan guriga aad dhiganayso RED SEA baa dhulka keentay Dhaqaaleysay dadkeeda Shirkad weeyo Dhamaysoo shacabkii la dhaceen Dhimrin bay […]