6th March 2016

Shirkadda Redsea oo Kuu Haysa Qalab Casri ah, La soo xiriir

Shirkadda Redsea General Trading waxay kuu haysaa qalab dhisme oo kala duwan. Shirkaddu waxay caan ku tahay inay marwalba keento qalab tayo leh oo ay qanciso macaamiisheeda.

Shirkadda oo arinkaan ka tarjumaysa ayaa waxay hada soo kordhisay qalab dhisme oo tayo leh lagana heli karo shirkadda qaybaheeda kala duwan ee ku baahsan dalka oo dhan.

Qalabka dhismaha ee sida gaarka ah u hayno waxaa ka mid ah Tirniiga cusub ee loo yaqaan (congregated galvanized steel sheets) oo aad u qurux badan tayadooduna ay tahay mid aad u sareysa. Shirkaddu waxay kuu haysaa kalaro kala duwan ee ku saabsan tirniiga casrigaa ee guryaha  kuwaas oo leh kalaro ay ka mid yihiin sida aad sawirada ku arkikartaan Guduud, Madow, Cagaar, Buluu iwm.

Shirkadda Redsea sida aad ugtihiin waxay xarumo kala duwan ku leedahay magaalooyinka waaweyn ee Puntland sida Boosaaso, Garoowe, Gaalkacayo, Laascaanood iwm.

Fadlan la xiriir xarunta Redsea ee kugu dhow si aad qalabkaan casrigaa uga faa’iideysato.

Booqo bogga  contactus. si aad u hesho telefoonada xarumaha kuu dhow.

PVC_Corrugated_Sheets10-2-0-8mm-Color-Steel-Roofing-Tile-for-Roofing

Waad mahadsantihiin.

 

Maamulka Shirkadda Redsea General Trading.