News

Qancinta Macaamiisha waa Shaqadeena.

Shirkadda Redsea General trading waxay caan ku tahay soo dhoweynta iyo qancinta macaamiisha. Waxaa shirkadda ka go’an in ay marwalba ka hormariso danaheeda danaha macaamiisha waayo waxaan aamin sanahay in macmiilku yahay waxa ugu muhiimsan ee shirkadda howsheeda tahay. Shirkadda Redsea ee qalabka dhismaha iyo guryaha oo kala duwan waxay tan iyo markii la asaasay […]