News

Shirkadda Redsea oo Kuu Haysa Qalab Casri ah, La soo xiriir

Shirkadda Redsea General Trading waxay kuu haysaa qalab dhisme oo kala duwan. Shirkaddu waxay caan ku tahay inay marwalba keento qalab tayo leh oo ay qanciso macaamiisheeda. Shirkadda oo arinkaan ka tarjumaysa ayaa waxay hada soo kordhisay qalab dhisme oo tayo leh lagana heli karo shirkadda qaybaheeda kala duwan ee ku baahsan dalka oo dhan. […]