News

dhulka eebe Na siiyey dhismayaasha ku yaala Dhal dhalaalka Qurxoon Dheeha Oogada saran Dheeman Aad u malayso Red Sea baa Dhulka Keentay

Dhulka eebe Na siiyey dhismayaasha ku yaala Dhal dhalaalka Qurxoon Dheeha Oogada saran Dheeman Aad u malayso Red Sea baa Dhulka Keentay Shirkadaan waxba dhaafin Dhowr nooc oo mutuleel ah Jiingadaa Dhererkeediyo Dhumucdeeda la yaabay Dhekoreeshin hagaagsan guriga aad dhiganayso RED SEA baa dhulka keentay Dhaqaaleysay dadkeeda Shirkad weeyo Dhamaysoo shacabkii la dhaceen Dhimrin bay […]

Read More

Qancinta Macaamiisha waa Shaqadeena.

Shirkadda Redsea General trading waxay caan ku tahay soo dhoweynta iyo qancinta macaamiisha. Waxaa shirkadda ka go’an in ay marwalba ka hormariso danaheeda danaha macaamiisha waayo waxaan aamin sanahay in macmiilku yahay waxa ugu muhiimsan ee shirkadda howsheeda tahay. Shirkadda Redsea ee qalabka dhismaha iyo guryaha oo kala duwan waxay tan iyo markii la asaasay […]

Read More

AWARDS AND RECOGNITIONS

AWARDS AND RECOGNITIONS Our company is in the forefront in all major aspects of responsible business practices, social development activities and so on  which led to our company be awarded numerous awards both in Puntland state of Somalia and abroad:Quality Test Certificate; from Quality and Standards Authority of Punt-land.Certificate of Appreciation from Bender Qaasim Hospital, […]

Read More

Redsea General Trading Company wax ay keentay Alaab Cusub

Redsea General  Trading  Company  wax ay  keentay Alaab Cusub    oo aan horay loo keenin  Puntland  ama Soomaliya  alaabtas waxaa ka mid ah    qalabka lagu qurxiyo guryaha . Haddii    sanadkasta aad guriga  marin jirtay  ranji  maanta waa laga baxay    oo Redsea genernal Trading company wax ay  kuu keentay qalabta  laga maarmaayo arintaas   […]

Read More

Contact US Red sea Genernal Trading Company

You can contact us using the any of the following methods: Tell:252-5-823058   +252 5 828242 Mobil:-    + 252907798808 -0907727818     +252661888888   +252661250001 Email:      info@redseagtc.com,     redseabos@gmail.com Bosaso branches Branch one           +252 5 825013          0907704435    0907726021 Branch Two         […]

Read More

OGAYSIIS Gaar ah

Si aad ula socoto wararka Iyo Alaabta ku cusub shirkadda  redsea general trading Company Fadlan Page-kan Face book Like dhehe , iyo website-ka shirkadda  www.redseagtc.com, sidoo kalena waxaad halkan redsea  ya ugu gudbin karaa Wixii tallo, tusaale , toosin iyo dhaliil ah ee aad u haysid, si wax looga qabto, booqo website redsea general trading […]

Read More

Qalabka Jikada

Waxaa shirkadda Redsea General Trading kuu haysaa qalabka Jikada oo aad iyo aad u qurxoon waxaana lagu xirayaa sida ugu dhaqsiyaha badan weyna ku cajabgalinayaan qalabkani ee fadlan soo gaar. waxaad ka dalbankarta shirkadda Red Sea Boosaaso xarumaheeda kala duwan ee la soo xiriir  Contact us

Read More

Shirkadda Redsea oo Kuu Haysa Qalab Casri ah, La soo xiriir

Shirkadda Redsea General Trading waxay kuu haysaa qalab dhisme oo kala duwan. Shirkaddu waxay caan ku tahay inay marwalba keento qalab tayo leh oo ay qanciso macaamiisheeda. Shirkadda oo arinkaan ka tarjumaysa ayaa waxay hada soo kordhisay qalab dhisme oo tayo leh lagana heli karo shirkadda qaybaheeda kala duwan ee ku baahsan dalka oo dhan. […]

Read More